Maraykanka oo baneynaya Saldhigii ugu weynaa ee uu ku lahaa Afghanistan (Sawirro)

Wararka ka imaanaya Afghanistan ayaa sheegaya in Mareykanku qorshaynayo inuu ka baxo saldhigga ugu weyn ee ciidamadiisu ku leeyihiin ee Bagram. Wasaarada difaaca Mareykanku ayaa sheegtay in 20-ka bishan uu saldhiggan ku wareejin doono ciidamada xukuumadda camiilka Afghanistan. Mas’uul hadlay warbaahinta oo diiday in la shaaciyo ayaa sheegay in hawlgalka dib ucelinta saldhgga la go’aansaday … Continue reading Maraykanka oo baneynaya Saldhigii ugu weynaa ee uu ku lahaa Afghanistan (Sawirro)